Suuldaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Xiridda hal godlan weyday suulka laga xiro si ay u godlato. 2. eeg qonof. 3. ld suuldaarid.
Suuldaar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Cid jillaafayn. 2. Hal godlan weydey suulka ka xirid si ay u godlato.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suuldaar ↴
suuldaaran | suuldaarid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg