Suuldhabaale
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Suulka iyo fardhexaadda gacanta oo si xoog leh laysugu dhufto si looga soo saaro shanqar iyadoo wax loogu baaqayo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suuldhabaale ↴
suuldhabaalayn | suuldhabaalee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg