Suulgoranyee
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-yeeyay, -yesay)Hal geel ah suulgoranyo ah u xiran ahaansho; halgeel ah suulgoranyo ku samayn. ld suulgorayee.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suulgoranyee ↴
suulgoranyayn | suulgorayee |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

