Suulgoranyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Hab lagu ciqaabo hal geel si loo oggolaysiiyo in la maalo. ld suulgorayo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suulgoranyo

suulgoranyaysan | suulgoranyee | suulgorayo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg