Suuraaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Isla-wareeg. 2. S. ah: qof socod badan oo dan la'aana samayn.

Suuraaf

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. S. ah: gabar inan ah oo gurigooda uga tagtay sabab la'aan; isla-wareegto. 2. S. ah: neef ugub ah oo lumid badan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suuraaf


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg