Suuraggeli
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Wax dhici kara ka dhigid (hawl iwm). ld suurtaggeli.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suuraggeli ↴
suuraggelid | suuraggelin | suurtaggeli | suurtaggelid | suurtaggelin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg