Suurow

Qaabnaxa: m. Isrogrogga:

Awood. ld suurtow¹.


Suurow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Wax dhici kara noqosho. ld suurtow².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suurow

suuroobid | suurtow |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg