Taarsuus

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(c.nafl.) Toddobada lafood ee yaryar oo sameeya xubin isgoyska u dhexeeya lafta dheer ee lugta iyo lafaha faraha cagta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taarsuus


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg