Suusucsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Caano wax suusucay ahaansho. ld suusacsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suusucsan ↴
suusacsanaan | suusacsanaansho | suusucsanaan | suusucsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg