Suxulduub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Orod gaaban oo gacmuhu laaban yihiin oo la ordo. 2. ld suxul-duubid.

Suxulduub

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

1. Iyadoo gacmuhu laaban yihiin ordid. 2. U s.: wax qabashadooda u ordid. ld xusulduub².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suxulduub

suxulduubid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg