Suxuur

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Bisha soonqaad cuntada dadka soomaa cunaan marka waagu soo dhow-yahay; hiraab.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suxuur

suxuurad | suxuurasho | suxuuri | suxuurin | suxuuro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg