Taa'ib

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

Qof toobad la yimid oo wixii hore ka soo noqday.


Taa'ib

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Cid towbakeenid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taa'ib

taa'ib | taa'ib | taa'ibid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg