Taab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)1. Xargo isweydaarsan oo gadawga wadaanta iyo dhiilaha loo yeelo si markay buuxaan loogu qaado. 2. Agagaarka guriga. 3. Ubaxa ka soo baxa geedka digirta inta uusan miro yeelan. 4. ld taabid. taabid
Taab
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. Wax xoog ku qabasho. 2. Wax fur ku adkayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taab ↴
taabac | taabac | taabacsan | taabacsanaan | taabacsanaansho | taabad | taabasho | taabasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg