Taag-dhuleed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(juqr.) Laab-ka kor u kacsan ee buuraha laalaabka, oo ilaa dhawr kiilomitir kala baxsan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taag-dhuleed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg