Taajir
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga: (-rro, m.dh)T. ah: qof maal ama hanti badan leh.
Taajir
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Maal badan yeelasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taajir ↴
taajirid | taajirnimo | astaajir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg