Taaloogan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)Wax taaloog leh ahaansho (qof).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taaloogan ↴
taaloognaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg