Tacsiyee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)

U t.: cid laga dhintay hadallo samirsiin ah u jeedin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tacsiyee

tacsiyeyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg