Tafaaful

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Saadaal xun oo cid lala helo. 2. Sixir; fal. ld tafaawul¹.

Tafaaful

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ulay, -ushay)

1. Cid sixrid; falid. 2. Saadaal xun la helid. ld tafaawul².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tafaaful

tafaafulid | tafaawul | tafaawul | tafaawulid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg