Tafaraaruq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo, m.dh)Ismaandhaaf awgiisa loo kala tago. ld tafarruq¹.
Tafaraaruq
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)Ismaan-dhaaf awgiisa ku kala tegid (dad). ld tafarruq².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tafaraaruq ↴
tafarraruqid | tafarruq | tafarruqid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg