Tahantoog

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

1. Xisaab qaldan. 2. ld tahantoogid.

Tahantoog

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Xisaab qaldid; qiyaas qaldid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tahantoog

tahantoogid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg