Tahliil
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Biyo quraan lagu akhriyey oo la cabbo ama lagu mayrto si barako ama fayoobi looga helo. ld taxliil².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tahliil ↴
cashar | cashari | cashri | tahliili | tahliilin | taxliil | taxliili | taxliilin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg