taxliil
(m.l)

Qaab loo raadiyo xallinta mas'alo (xisaab iwm).

taxliil
(m.dh)

ld tahliil.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taxliil

tahliil [m.dh]
Biyo quraan lagu akhriyey oo la cabbo ama lagu mayrto si barako ama fayoobi looga helo. ld taxliil².

tahliilin [m.f.dh]
eeg tahliili. ld taxliilin.

taxliili [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld tahliili.

taxliilin [m.dh]
ld tahliilin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg