Takhallus

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Ka t.: 1. Cid ama wax khaarijin. 2. Arrin faro ka qaadid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga takhallus

takhallusid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg