Takhantakho
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Qof isxejinaya oo xoog horay loogu wado, loo harbiyo. ld tukhun-tukho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga takhantakho ↴
takhantakhoo | takhantakhood | taraanturro | tukhuntukho | tukhuntukhoo | tukhuntukhood |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg