Takhtar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro/-khaatiir, m.dh)

Qof aqoon u leh cilmiga daaweynta. ld dhakh-tar.

Takhtar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Cid daawayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga takhtar

caafimaad-beeleed | aqoonta ummulinta | arag-dhowaadka | biresbiyobiya | bisturi | bukaan-wareysi | cudur-aqoonsi | dhakhtar | dhakhtarnimo | doktoor |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg