Tallaabso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

1. Tallaabo qaadid. 2. Ka t.: wax ama qof ka kor gudbid. 3. Ku t.: wax qabashadooda ku dhaqaaqid. 4. U t.: wax qabashadooda u gudbid. ld tillaabso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tallaabso

tillaabso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg