Tallaalid

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg tallaal³.

Tallaalid

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Hab loo sameeyo ama loo kiciyo difaaca jirka oo liddi cudur ku ah iyadoo la adeegsanayo “tallaal”, ama diyaarin khaas ah ee walax antiijineed oo kicineysa sameynta antiiboodhiga ku ha-boon.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tallaalid

abaqaal | dhiree |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg