Tallan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Laballaabow; shaki; walaac. 2. ld tallamid.


Tallan

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Ka t.: wax samayntooda ku fekerid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tallan

caarid | tallamid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg