Tamanda'

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Hadal aan madax iyo manjo midna lahayn; cantar.


Tamanda'

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-'ay, -'day; -di'i)

Hadal badan oo aan murti lahayn ku hadlid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tamanda'

tamanda' | tamanda' | tamandi'id |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg