Tamar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

ld tabar.

Tamar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(fiis.) Summad: E. Astaanta qabashada hawl. T.ta waxay leedahay dhawr qaab, waxana lagu cabbiraa juul (J) (eeg t. keyd iyo t. socod). ld tabar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tamar

kaahin-birlabdanabeed | kaahin-dulmadow | kaah-qorraxeed | raad-guri-cagaar | tabar | unug | xaddi-foolwaa | aragtida kuwaantam | ATP | awood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg