Tanaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ddo, m.dh)Qof hanti badan leh.
Tanaad
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Qof hanti badan yeelasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tanaad ↴
afartanaad | labaatanaad | labaatanaad | siddeetanaad | tanaadi | tanaadid | tanaadin | toddobaatanaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg