Tannaago

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Hadal lagu dheeraysto si cid meel fog joogta loo maqalsiiyo; tayaago. ld tannaagood.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tannaago

tannaagoo | tannaagood | tayaago | tayaagoo | tayaagood | tayaaqoo | tayaaqood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg