Tannaagoo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Cid meel fog joogta cod dheer kula hadlid. ld tayaago, tayaaqoo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tannaagoo

tannaago | tannaagood | tayaago | tayaagoo | tayaagood | tayaaqoo | tayaaqood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg