Taraawiix
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(dii.) Salaad ka kooban siddeeed ama kow iyo labaatan ragcadood oo la dukado cishaha kaddib xilliga soonka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taraawiix ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg