Tarabtarab
Qaabnaxa: Magac, Dheddig, Falkaab | Noun, Feminine, Adverb Isrogrogga:Koox koox nafley ah. Tus. “Arigii yeydu tarabtarab bay u leysay”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tarabtarab ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg