Tarakooma
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(daaw.) Cudur indheed muddo dheer oo la isqaadsiiyo: nooc daran ee infekshinka xoobka indhaha oo uu keeno jermi u dhexeeya fiiruska iyo baktiiriyada oo la yirahdo “chlamydia trachomatis” cudurka wuxu ku badanyahay dalalka kulul.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tarakooma ↴
kalaamidiya |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg