Taran badan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(kiim.) Iskudhis ka kooban molikuyuullo aad u waaweyn oo ka samaysmay xubno molikuyuuleed oo soo noqnoqday (tarmiyeyaal). Taran badanya-du sida caadiga ah ma laha cuf molikuyuul go'an.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taran badan

rabbadh | moolikiyuul weyne | tar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg