Tariib
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:Nabarro yaryar oo jirku yeesho oo ka qaado dhirta caanaha leh qaarkood.
Tariib
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Nabarro yaryar oo jirku yeesho dhirta caanaha leh qaarkeed ka qaadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tariib ↴
tariibid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg