tariin
(m.l)ld tareen.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tariin ↴
tareen [m.l] (-nno, m.dh)
Gaadiid ka kooban gaariyaal badan oo isku xiriira oo midka u horreeyaa ee wax jiidayaa matoor saaran yahay kuna orda jid bir ah. ld tariin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg