tarjumo
(m.dh) (-ooyin, m.l)Wax lagu fasiray af kale. ld tarjimad, tarjimo, tarjumad, turjumad, turjumo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tarjumo ↴
tarjimad [m.dh]
ld tarjumo.
tarjimo [m.dh]
ld tarjumo.
tarjumad [m.dh]
ld tarjumo.
tarjumid [m.f.dh]
eeg tarjun. ld tarjimid, tarjumo, turjumid.
turjumad [m.dh]
ld tarjumo.
turjumo [m.dh]
ld tarjumo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg