Tarmuus

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Weel gudihiisa dhalo aan hawo lahayn ku jirto oo wixii lagu shubo xaaladdiisa ku haya in muddo ah. ld termuus.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tarmuus

falaas | termuus |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg