Tarraaqad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Kalluunka badda jaad ka mid ah oo u eg tebedinta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tarraaqad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg