Tarriiqan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qmay, -qantay; -qmi)Wax la jeexay noqosho.
Tarriiqan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-qnaa, -qnayd)Wax la jeexay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tarriiqan ↴
tarriiqmid | tarriiqnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg