Tartar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

1. Feeraha hoose oo laallaada. 2. Dhinac; barbar.

Tartar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax cad cad u googo'id.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tartar


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg