Tasniif

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Curinta wax aan hore u jiri jirin.

Tasniif

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Farsamo aan hore u jiri jirin curin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tasniif

tasniifid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg