Tawaan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Karti wax lagu bixiyo ama lagu sameeyo. 2. Ujeeddo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tawaan ↴
dawaansasho | dawaanso | tawaansad | tawaansasho | tawaansi | tawaanso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg