Tawaawil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Bari idaad iyo dhir la isku shiilay oo dawo ahaan loo isticmaalo.
Tawaawil
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)Bari idaad iyo dhir la isku shiilay cid ku daawayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tawaawil ↴
tawaawilid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg