Tawllan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Wax qaab wanaagsan leh ahaansho. 2. Qof shaqo badan ama firfircoon ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tawllan ↴
tawllanaan | tawllanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg