Tawtawle

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

T. ah: qof hadal badan oo warkiisu uusan murti lahayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tawtawle

tawtawlee | tawtawleyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg