Taxaddar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ryo, m.dh)

Digtooni; feejigni.

Taxaddar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax halis ah ka digtoonaansha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taxaddar

taabasho | aanee | dharruur | taxaddarid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg